Maamulka Gedo oo ka soo horjeestay go’aankii doorashada looga wareejiyey Garbahaarey

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa ka soo horjeestay go’aankii ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee doorashada looga wareejiyey magaalada Garbahaarey, lana geeyey degmada Ceelwaaq. Axmed Buulle Gareed ayaa sheegay in go’aankaas uu khilaafsan yahay Heshiiskii 17 September ee dhigayey in dowlad goboleed kasta uu labo magaalo ku qabto doorashada. “Garbahaarrey … Continue reading Maamulka Gedo oo ka soo horjeestay go’aankii doorashada looga wareejiyey Garbahaarey